War murtiyeed ka soo baxay kulankii wasiirada arrimaha dibeda ee ka dhacay Jabuuti

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo booqasho wadajir ah ku tagay dalka Jabuuti si loo dardar galiyo dadaallada lagu hagaajinayo xiriirka Jabuuti iyo Eritrea oo xumaa muddooyinkii u dambeeyay, ayaa kulan halkaas ku yeeshay. Gabagabadii kulanka ay ku  yeesheen magaalada Jabuuti wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Eritrea, Itoobiya, iyo Soomaaliya, iyo … Continue reading War murtiyeed ka soo baxay kulankii wasiirada arrimaha dibeda ee ka dhacay Jabuuti